Ciidamo nooc cusub ah oo dowlada Somalia loogu tababaray dalka Jabuuti (Daawo Sawirro)

Ciidamo Boolis nooc cusub ah oo loogu talo galay ka hortaga rabshadaha ayaa markii ugu horeysay loo tababaray dowlada Somalia. Tirada Ciidamadan oo gaaraya 270 askari ayaa ah kuwo si gaar ah u tababaran ayaa ku soo dhammeystay dalka Jabuuti tababar in muddo ah soconayey. Waxyaabaha la baray waxaa ka mida la-dagaallanka argagixisada, ka hortagga … Continue reading Ciidamo nooc cusub ah oo dowlada Somalia loogu tababaray dalka Jabuuti (Daawo Sawirro)